Dhageyso:- Godoomiyaha Degmada Xudur Maxamed macalim oo wareysisiyey warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya iyo radio warsan gudoomiyaha ayaa ka war bixiyey halada deegaankasi ee magaalada xudur ayagoo ay u arkaan gocaankii ka soo baxay shirkii magaalada muqdisho ayaa taageerayaan waa kan wareysigii dhageyso codka gudoomiyaha,