QANSAXADHEERE—–WSR— wareysi aanu layeelanay gudoomiyahay degmada qansaxadheere ee gabalka bay gudoomiyaha ayaa ka war bixiinaayey xalada degaanka
qansaxadheere degaanka ayaa ka jirta dhibaatooyin oo aha dhanka arrimaha bulshada sida cafimaadka iyo waxa barashada iyo edegiyo kelaba magalada ayaa ilaa hada godoon uga jirta koxda alashabaab dowlad gobaleedka koonfur galbeed soomaaliya iyo tan dhaxaba waxaan ka doonaynaa inay ay u soo gurmadaan qaasataan wadooyinka gocodoonsan si loogaqaado jid gooyga ay ku haayaan nabadiidka sida asiga hadalka udhigay,
HOOS KA DHAGEYSO CODKA