Baydhabo–WSR– Goordhawayd oo qadka Teleefoonka ku la Tiigsanay Waziir maaliyada Sheekh Xasan lugbuur ee dowlad gobaleedka koonfur galbeed soomaaliya oo ka warbixiinayey deeq ay gaarsiyeen isbitaalka magalada baydhabo dadkii malandhawayd dhibaatada ka soogaartay qaraxii xagardaamada ahaa.