gudoomiye ku xigeenka degmada waajid cadow cabdiraxman jugle oo ka warbixiyey xalada degaanka gudoomiyaa ayaa wuxuu sheegay in ay dhibaato ka jirta dhinaca edeega arimaha bulshad kol aanu ka waraysanay xidhabaanadii malin dhawayd gaaray degaankaasi maxay ku soogordhiyeen gudoomiyahay ayaa carabka ku dhuftay inay ku fashilameen waftiig soogaaray degmada wajid,