iskool laga hergalyey magaalda baydhabo oo lagu magac daray Sahal Macalin ciise iskoolkaasi ayaa hada si toos ah sheqadiisa ay u bilaabatay xafladaasi ayaa waxaa hadal ka jeediyey dadkii ka soo qiibgalay munaasabadaasi oo aad oo soo agaasimay iyo waxaa kale ka hadlay waziirada waxa barashada KGS, aziisa shig shigow iyo gudoomiyahay degmada baydhabo,