waiirka maaliyada ayaa sheegey in dadka micinicdaro loo dilaayo dadka la dhacaayo iyo qabiil intaba aan la dagaali doono si maamulka amni iyo xasloonii loo helo ayey diyaar uatahay oo qof walba dhib wado in ay iska qaban doonaan sidoo kale Alshabaab ayaa diyaar unahay in aan iska qabano waana la soconaa in ay ku soo dhuumanaayaan ayaa dooneenaa in aan iska cirib tirno sidoo kale qofkii qof dilo waa in aan dilnaa oqfkii wax dhaco ama is baaro dhigto waa in talaabo sharci ayaa laga qadeyaa si shacabka amni iyo nolol fiican ay u helaan waziirka maaliyada ayaa qeexey si dadka u noolaadhaan oo nabad kailyo u helaan sharcikiias ayaa muhiim ahi in loo hugaansado si wada noolaasho loo helo ayuu yiri.
maamulka goboleedka koonfur galbeed ee soolaaiya gabi ahaan ayaa rabnaa in lagu deydo oo aan jaclanahay in nabad la helo waxaa la shaqeyneyaa qof walba nabad iyo amni wado guud ahaan iyo gaar ahaan si aaan u noqono tusaale oo qof walba si u ganacsado asoo xur ah oo nabad la helo.
uaga danbeentii ciidanka koonfur galbeed waa iney amniga sugaan iyo kuwa amni sugista si dad weenaha ku noolaadaan.