maamul goboleedka puntland ayaa loolan siyaasadeed kula jira maamulka koonfur galbeed soomaaliya waxay garoowe kusoo dhoweeyen waxay ugu yeereen bakool sare oo ah hal tuulo kugadaal marki arinkaasi dhacay ayaa radio warsan iyo wadaninews24.com waxay falanqeyn dheer kusameeyeen arinkaasi dhagaysi wanaagsan