Gudoomiyaha degmada Baraawe ee gobolka Shabelaha Hoose Xuseen Bare Maxamed Jeex ayaa ka dad gaaraayo ilaa 10 Ruux oo degmadiisa ugugeeriyootay cudurka shuban-biyoodka oo ka dilaacay magaalada Baraawe.
Gudoomiyeย Xuseen Bare ย ayaa intaas raaciyay in dad kale oo gaaraayo 40 ruux hadda ay xanuunkan u jiifaan isbitaalka degmada, wuxuuna ugu baaqay Hayโadaha gargaarka ee ka howlgala gobolka Shabelaha Hoose inay gurmad caafimaad la soo gaaraan dadka xanuunsan.
Halkan Ka Dhageyso