waxaa la isla dhex maraya beriyahan in dad aqoonyahano ah kasoo jeeda koonfur galbeed soomaliya ay usharaxanyihiin godoomiyaha baarlamaanka soomaaliya labadaas oo kala ah FARKEETI oo ah wasiirka maaliyada dowlada soomaaliya iyo hormuudka jaamacada koonfurta soomaaliya MOHAMED CALI KALAAY waxaana falanqeyn kasameeyey barnaamijka radio warsan iyo wadaninews24 dhagaysi wanaagsan