Wefdigaan Maanta gaarey degmada buur hakaba ee gobalka bay ayaa waxaa hogaaminayey
wasiirka wasaarada hubka dhigista dhaqancelinta iyo tababarada maleyshiyaadka koonfur
galbeed oo ay qeyb Ica ahaayeen wasilrka wasaarada maallyada maamulka koonfur galbeed sheikh
xasan ibraahim lugbuur taliyaha qeybta 6oaad ee ciidinka xooga dalka soomaaliya general
ibraahim yarrow tallyaha ciidamada gaarka ah ee booliska koonfur galbeed general maxamed
sheikh cabdulaahi xubno ka tirsan odayaasha dhaqanka tyo xildhibaanda koonfur galbeed ee ka
S00 jeeda degmada buur hakaba ee gobalka bay iyo masuuliyiin kale.
Marki ay gaaren degmada Si weyn ayaa loo S00 dhoweye masuuliyiinta ka socotey dowlada
koonfur galbeed.
Wefdiga uu waslirka hogaamlnayey waxey ka qeyb galeen Munaasabada awaalmarino lagu
gudoonsinayey askartii ka tirsaneyd ciidamada gaarka ah ee booliska koonfur galbeed ee fulisey
howlgalkii degaanka REYDABO ee gobalka bay oo inta badan lagu laayey saraakiil ajaaniib ah oo ka
tirsaneyd ururka Alshabaab,
Munaasabada oo ay soo qabanqaabiyeen Saraklisha clidamada Midowga Africa Amlsom 00 lagu
casuumey in ay ka qeyb galaan Masuuliyiinta Ka socotey Saraakiil ka socotey dowlada federaalka
soomaaliya iyo maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya
Cildamada Ka tirsaneyd Cildamada Gaarka ah ee koonfur galbeed ee flllyey howigalkil reydabo
ayaa masuuliyiita hortoodi lagu gudoonsliyey abaalmarino muhiim ah isla markaasina ciidlnka
lagula dardaarmey in ay ku dayadaan
Waa khudbad kooban munaasabada ka jeediyey taliayaha ciidamada midowga Africa amsiom
Isagoona marka ugu horeysa u mahad naqey masuullylinta ka socotey koonfur galbeed uuna ku
500 dhoweyey degmada buur hakaba ee gobalka bay
Taliyasha ciidamada qeybta 6aaad ee xooga dalka iyo ciidamada gaarka ee booliska koonfur
galbeed aywacia qeexeen muhümada ugu weyn ee manta ku fadhida munaasabdaan lagu
awaalmiranaayo ciidamada gaarka ah ee booliska koonfur galbeed
Wasiirka Maaliayada Koonfur Galbeed waxaa uu sheegey in ay aad ugu faraxsanyihin in ay ka qeyb
galaan munaasabad aya saraakiisha ciidamada midowga Africa amisom ku awaalmarinayeen
ciidamada gaarka ah ee booliska koonfur galbeed ee fuliyey howigalkii reydabo oo saraakil ka
tirsan aishabab lagu diley
Wasiirka Hubka dhigista dhaqancelinta iyo tababarada maleyshiyaadka koonfur galbeed 00 UU
hogaaminayey wefdiga gaarey degmad buur hakaba 00 ka qeyb galey munaasabda lagu
awaalmarinayey ciidamada koonfur galeed waxaa uu sheegey inuu aad ugu faraxsanyahey in ay ka
qeyb galaan munaasabda sidaas oo kalena mahadnaqey saraakiisha ciidamada midowga Africa
amsioom ee degmada buur hakaba oo qabanqaabista munaasabadaan ay lahaayeen waxaa sidoo
kale uu kula dardaarmey cildinka in ay sil wdaan howigala lagula dagaalamaayo alshabaab
Wasiirka ayaa Gabagabdii Munaasabada Ciidamada gaarka ah ee booliska koonfur galbeed ee
fuliyey howlgalkii REYDABO waxaa uu gudoonsiiyey awaalmarino Isagoona U balanqaadey hadii ay
wadaan howlgaladaan lagu clribtiraayo Alshabaab uu Gudoonsün doono Darjoyin Ciidin
Munaasabada ayaa waxaa ay ku Soo cidlaateyjawi nabdoon oo farxadeede lyagoona
muasuuliyiinta maalmaha ayjoogaan buur hakabana ay Ia kulmi doonaan Masuuliyiinta
Maamulka Degmada. Odayaasha daqanka Ganacsatada Ururada haweenka Dhalinyarada Iyo
qeybaha ay ka koobantahey degmada Buur Hakaba.