Marka Hore Waxaan Halkaan Kasalameynaa Dhamaan Umada Somaliyeed Meel Walbo Oo Ay Jogaan Gaar Ahaan Shacabka Kasoo Jeedo Goboladaan Koonfur Galbeed Somaliya Marka Xigta Waxaa Hambiyo Aroos Ah Dirayaa Dadka Hoos Ku Xusan.
1=Aabe Imaan sanbuur
2=Maxamuud Imaan Sanbuur
3=Sahro Imaan Sanbuur
4=saynab Imaan SanBuur
5=Aadan Imaan Sanbuur
6=Fardowsa Imaan Sanbuur
7=Xabiibo Imaan Sanbuur
Dhamaan Shaqaalaha Idaacada Warsan Ee Magalada Baydhabo Janaay
Agaasime Hilaal Sheeq Shuceyb
Muxidiin Xasan Maxamed Xusni
Siidcali Muuse Maxamed Ateera
8=Maxamed Deeq Imaan Sanbuur
8=Jawaahir Imaan Sanbuur
9=Fartuun Imaan Sanbuur
11=Naciimo Imaan Sanbuur
12=Nuura Imaan Sanbuur
13=Nafiso Imaan Sanbuur
14=Maxamed Nuur Imaan Sanbuur
15=Barwaaqo Imaan Sanbuur
Cabdulaahi Nuur aadan Jecelow
Faarax Xuseen Xaaji Weerow
Bishaar Mayow Muqtaar Suldaanka
Faysal Dhaayow Xuseen
Shukri cusmaciil Axmed Bidhaan
Sahro Suleymaan Muqtaar
Dadka kor Aan Ku Soo Xusney Waxaa Ay Hombaliyo aroos Ah Ay Udirayaan Arooska Iyo Aroosada Oo Kala Ah Maxamed Amiin Axmed Siyad Iyo Marwadiisa Fadimo Imaan Sanbur Oo Arooskooda Kadhacay Magalada Baydhabo