Ciidamada Dowlada Faderaalka Somaliya Kuwa Booliska Gaarka Ah Ee Koonfur Galbeed Iyo Ciimada Amisoon Ayaa Mar Dhow Howlgalo Ka Dhan Ah Urarka Al Shabaab Waxaa Ay Ka Sameen Donaan Wadooyinka Degmada Berdaale Ee Gobolka Baay Madaama Wadooyinkaasi Ay Yihiin Ku Wali Ay Ku Jiraan Al Shabaab Howlgalkaasi Ayaa Waxaa Uu Ka Bilaawan Donaa Wadada Isku Xirata Degmada Berdaale Iyo Degaanka Aw-diinle Oo Ka tirsan Gobolka Baay.
Uljeedka Howlgalkaasi Ayaa Waxaa Lagu Tilmaamey In Wadadaasi Ay Tahay Wadadii Ay Soo Mari Lahayeen Ciidamada Dhawaan Lafilaayo In Ay Soo Garaan Degaanka Aw-diinle Halkaasi Oo Lagu Siindoono Towbar.
Howlgaladaasi Iyo Towbarka Lasiinaayo Ciidamada Katirsan Booliska Gaarka Ee Koonfur Galbeed Somaliya Ayaa Waxaa Uu Kahadley Gudoomiye-kuxigeenka Degmada Berdaale Ee Gobolka Baay Cali Cadow Isaaq.
Degaanka Aw-diinle Oo Katirsan Gobolka Baay Ayaa Waxaa Iskugu Tagidonaan Ciidamo Isku Dhaf Ah Oo Ay Kakal Imadeen Degmooyinkaan Gobolada Koonfur Galbeed Somaliya Halkaasi Oo Ay Ku Qaadan Donaan Towbaro Iyo Fikrad Ay Kaga Hortagi Karaan Urarka Al Shabaab
W/Q:Wariye Siidcali Muuse Maxamed( Ateera)Xafiiska Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay