BAAFIN BAXSSAD
Cabdirisaaq Xirsi Jaamac oo ah sarkaal boolis ah wuxuu baafinayaa gabar lagu magacaabo Faadumo Haashim Macow oo uu sheegay inay xaaskiisu tahay goob caafimaad 27.09.2016 inay kaga soo baxsatay magaalada Muqdisho.
fadlan ciddii aragta Faadumo oo ah gabar dheer dhuuban qayaasta da’deedu tahay dhowr iyo jir waxaa laga codsanayaa inay saldhigga ugu dhow ay la soo xiriiraan.
Mahadsanidiin