waxaa barnaamijkeena ku falanqeynaynaa arimaha koonfur galbeed iyo soo xulista xilibaanada aqalka sare iyo aqalka hoose, mayihiin xilibaanada kasoo jeeda koonfur galbeed kuwo matali karaa south west of somalia waxaa marti ku ah aqoon yahay sagaarey ahna afhayeenka golaha koonfur galbeed dhagaysi wanaagsan