Wararka nagasoo gaaraya d,d,s,e.. halkaas oo ka bilawday raaf loo geysanayo ganagsato kasoo jeeda d.m/konfur galbeed ee somaliya ganacsatada la raafay waxay kala joogeen magalooyinka kala ah
1=wardheer
2=marsin
3=nusdariiq
4=qoriile
5=danood
6=boohoodle
7=qarara
8=xirsi mafac
9=heegaale
10=laandheer
11=qaloocan
12=hire
13=injire
14=burburis
Magaalooyinkaa magalooyin farabadan
Hadaba wararka saaka nasoo gaara waxay sheegayaan in huraantooda lageeyey magaalada caabudwaaq ee gobalka galgaduud kuwaasoo tiradooda lanooga sheegay 55 qof sidoo kale qaar kalana wada ay kusii jiraan halka qaar kale iyaga iyo hantidoodaba aan meel lagu sheegay qaarna xabsiyada loo taxaabay
Waa warbixin cusub