Muqdisho(WRB)Wararka ka imanaya Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in habeenkii Sabtida Magaaladaasi lagu dilay nin Nabadoon ahaa, markii ay weerareen laba nin oo sida la sheegay bistoolado ku hubeysnaa.
Nabadoonka oo lagu magacaabi jiray Afweyne Tiiteeye, ayaa waxaa lagu dilay xaafadda Towfiiq ee Degmada Yaaqshiid, iyadoo dilka ka dibna ay goobtaasi ka baxsadeen dembiilayaasha.
Ciidamada Booliska ee ka hawlgala Saldhiga Booliska Degmada Yaaqshiid, ayaa daqiiqado ka dib gaaray goobtii lagu qaarajiyay marxuumka, walow aanay jirin cid la sheegay inay dilkiisa u soo qabteen.
Nabadoonka oo laga garanaayay Degmada Yaaqshiid, ayaa waxaa soo baxaaya warar sheegaya in loo dilay, isagoo ka qaybgalay shirar uu soo qaban qaabiyay Maamulka Gobolka Banaadir, gaar ahaan Maamulka Degmada Yaaqshiid.
Maxamed Yuusuf Nuur, Taliyaha Saldhiga Booliska ee Degmada Yaaqshiid, ayaa qoyska iyo ehelada Nabadoon Tiiteeye ugu laab qaboojiyay in lagu dabo jooggo dembiilayaasha.
Ragga dilka gaystay, ayaa waxaa si dhow loola xiriirinayaa mintidiinta Ururka Al Shabaab, kuwaa oo beegsada Odayaasha Dhaqanka ee u xagliya dhinaca Dowladda Dhexe Somaliya.
2016
-
WARARKII MAANTA
dhageyso:Gudoomiyaha Degmada Buur-HakabaMaxamed Cabdi Maxamed”Maamulka KGS Wax Ayuu Kaqaban Waayey Xaalada Degmadaaasi
by ATEERA September 18, 2016Buur-hakaba(WRB)Shacabka Ku Nool Degmada Buur Hakaba Ee Gobolka Baay Ayaa Waxaa Qeylo Dhaan Ay Ka Muujiyeen Dhibaatooyinka Xiligaani Kataagan Degmadaasi Degmada Buur Oo Qiyaasti Degmada Baydhabo Ay Ujirto 65 KM…
-
WARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
DAAWO SAWIRO: KHABIIR SARE OO U DHASHEY DALKA JARMALKA OO MAANTA LA KULMEY GOLLAHA WASIIRADA KGS
by ATEERA September 17, 2016Baydhabo(WRB)- Khabiir Sare Oo U Dhashey Dalka Jarmalka oo qabilsan Arimaha Maamul Goboleedyada pDalka Soomaaliya Ee Dhanka Wasaaradaha ayaa Maanta waxa uu kulan la qaatey Gollaha Wasiirada Dowlada Koonfur Galbeed…
-
Halka Hoose Ka Dhageyso Warka Habeen 17-09-2016
-
US President Barack Obama has once again reinvigorated his call to US citizens welcome to the best macaamilan with the Muslim community living, and demonstrate dabacsanan and heart open. According…
-
English news
IN VOICE: FOUR ISIL MEMBERS SLAPPED WITH 10 YEAR JAIL TERMS IN SOMALIA
by ATEERA September 17, 2016Four armed members of the Islamic State (ISIL) were sentenced on Saturday to ten years in prison on charges of collaboration with the group in the South West State. The…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:Maxamanada Ciidamada Qalabka Sida ee soomaaliya ee Qeybteeda 6aad ayaa manta Xukun Xabsi Ciidan ah kuriday 4 dhalinyaro oo Sheegtay in ay katirsanyihiin Koxda Daacish
by ATEERA September 17, 2016Baydhabo(WRB)Maxakamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ee qeybteeda 6 aad ayaa manta Min 10 sano oo xabsi ciidan ah kuriday 4 ruux oo oo Sheegtay in ay katirsanyihiin kooxda Khilaafada…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:Xildhibaano ka tirsan soomaaliya ayaa gaarey baydhabo dhanka kalane magaaladaas waxaa aad uga socota qaban qabada loogu jira soo doorashada xubanaha u tartamaya kursiga barlamaanka dowlada soo socota.
by ATEERA September 17, 2016Baydhabo(WRB)Magaalada baydhabo oo xarun KMG u ah maamulka koonfur galbeed waxaa kusoo qul qulaya xubnaha doonaya iney ka mid noqdaan barlamaanka dowlada soo socota ee dhowaan doorasheeda loo dareeri doono.…
-
Xafiiska gaashaandhigga ee Maraykanka ayaa sheegay in weerar xagga cirka ah oo ay qaadeen xulafada ka dagaallamaysa Suuriya lagu dilay nin lagu tilmaamay inuu ahaa hogaamiye sare oo ka tirsan…
-
WARARKII MAANTA
Midowga Afrika oo bixinaya mushaaraadka Ciidanka AMISOM
by ATEERA September 17, 2016ka dib kulan ay yeesheen Madax ka tirsan Midowga Afrika ayay ku balan qaadeen in ay bixin doonaan Mushaarka ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM. Waxa ay sheegeen in ay ciidanka…

