In kabadan 60 neef oo loβ ah ayaa ku geeryoodeen degmada Wanlaweyn Kadib markii lasiiyay sida lasheegay Balka cagaaran oo aan wali karin oo ay Soomaalidu utaqaano Qardho iyo mazago sumeysan oo in muda ahba baqaar ku jirtay. Waxaana xoolahaas lahaa ganacsato midoobay oo reer Wanlaweyn ah oo dhoofiya xoolaha gaar ahaan loβada teeda Labka ah. Maβahan markii ugu horeysay oo ay Arin noocaan oo kale ay ka dhacdo degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose.