Bandhiga Maanta Waxaa Marti ku ahaa Culamaaudiinka Ree BaydhaboΒ oo ay ka mid ahaa yeen sh. xasan gaab sh.aadan shekh sayid iyo cabdi Fataax sh. xasan
cula maa udiinta oo gaarsiiyay isbitaalka 25 box oo valeebo ah 1000
xabo kaanoole ah ooaares 1000 iyo weliba kolooriin dhoorkiilo ah
kadib ayeey waxay imaa deen idaacada warsan dad weeynaha ayay
kalahadleen idaacada mashaaiikh da oo kala ah sheekh xasan gaab iyo
sheekh aadan shekh sayid macalin cabdi fataax iyo waliba macalin cali
cabdinuur.
wac telkaasi waa gurmadka abaaro ah Cabdi Fatax +252617999977Β
RIIX HALKAAN SI AAD DAAWO MUQAALKA SIDA AY U SOCOTO BIYA DHAAMISTA