NAYROOBI {warsan radio} barnaamij ku saabsan uruur lamagaca baxhay isgoroy guula deeraan oo ka dhismay magalada nayroobi ee dalka kenya uruurkaasi ayaa is hilqaamay si ayaa dadkooda ku dhibaataysan dalka soomaaliya gaar ahaan deegaanad koonfur galbeed soomaaliya waxaa si iskooda ahaa is ku abaabuleen si baniadanimo ku jirta waxayna dhawaan ay rabaan gergaar deg deg ah soo gaarsiyaan.
hoos ka dhageyso codka ugu horayo gudoomiyohooga
https://www.youtube.com/watch?v=ca9pA_vlfw8