Kulun Looga Hadleyey ammanka Gobolka Bokool aya ka dhacay Degmada Hudur Ee Haruunta Gobolka Bokool Kulunka ayaa isgu Yimid maamulka gobolka Midka Degmada Iyo saraakisha kala Duwan sida saraakisha ciidmada Dowlwada Dhex iyo Kuwa koonfurgalbeed Somaliya iyo Urarada Bulshada Qeeba xooda kala Duwan
Kulunka ayaa saxafada ay ka xeed Dibada Joog waxaana Markii uu soo cidlaadey Kulunka Ufaafahiyey Waxayaabihii ay kawada Hadleen Gudoomiyaha Degamada Hudur maxamed Macalin ahamed ayaa uga waramey warbaahinta
Taliyaha Saldhiga Boliska Dehamada Hudur Xuseen maxamed Ahamed ayaa sheegey in ay kawada hadleen Sidii Loosugi lahaa ammanka Deganada Gobolka Bokool asgoona intaasi Uu ku darey In ay al shabab ay ka sari dooanan Deganada ay Gacanta ay ku haayaan ururka al shabab.
Kulunkan ayaa waxaa uu ku soo deyaa iyadoo ay Howlgalo ay Ka socodaan Deeganada Xoos yimda Degamada Hudur ee Harunta Gobolka Bokool Dhawana ay Ciidamada ay ka saareen Deganka Abal Kadibna Ciidmada Ay isaga soo Baxeen .
Wariye Feysal Dhayow Xuseen