{WARSAN RADIO} Kursigan ayaa ka mid ahaa kuraastii horay uu looguguulaysta yee Gudiga Xalinta Khilaafaadka D.F.S ay dib ugu sooceliyeen Maamul Goboleed kaKoofu rGalbeed.
Kursigan beesha macalinwayneee dib loo sooceliy ayA waxaaku tartamay sedex Musharaxoo kala ah
Sheekh Shaacir Sheekh Maxamed.
Mukhtaar Xasan Yaroow. Iyo Xaliimo Maxamed Cabdi. Waxaa wareegii koo waad kuguulaystay doorashada Sheekh Shaacir Sheekh Maxamed oo helay 34 cod halkamusharixii ugu dhowaaee la tartamayay ee ahaa MukhtaarXasanYaroow uu helay 16 cod Xalimo Maxamed Cabdiooka mid ahay dmushrixiinta wax cod ah ma helin .
WaxaanatiijadadoorashadakudhawaaqdaySahroCabdiXuseenookasocotayGudigadoorashooyinka D.F.S.
Waxaanatiijadiimarkiimlagudhawaaqaykadib la hadlayergadaXildhibaanSheekhShaacirSheekhMaxamediyomusharaxMukhtaarXasanYaroowooahaamusharixiilagaguulaystay.
Waxaadoorashadii manta dhacdaygoob jog kaahaawasiiroiyoxildhibaanokasocdaylabadagoleeeB.M,G,K,G iyowakiilokasocdayBeeshacaalamkakuwaasookormeerayaydoorashadaiyoqaabka ay u dhacaysaytaasookusoodhamaatayjawideganiyadoojagadaxildhibaanimadaBeeshaMacalin Wayne uumarkalekusoobaxayXildhibaan sheikh ShaacirSheekhMxamedOoahaaxildhibaankiihorayuguguulaystaykursigaislamarkaanahoraylaba jeer ugusoo kala guulaystaykursiganiyadooguushiisa manta aykadhigantahay in markiisedexaaduukuguulaysto kursiga.t