iyadoo ay Abaaro ay saamesey dadka Iyo Duunyada ay K ajiraan deeganada Koonfur Galbeed Somaliaya aya Manata waxa magalada Baydhabo soo gaarey wafdi hasocoda Hay ‘ada Cunida Caduunka w F B Iyo Hay ‘ad Unicef waxana garoonka ku Soo dhawweyey Gudoomiyaha Gobolka Bay Rashiid Abdulahi Maxamed iyo Midka Degmada Baydhabo Abdulahi Cali watiin .
Intaasi Ka Dib waxa ay Kulun scado Qaatey Ay la qaateen Kusimaha Madaxdax weynaha Maamulka Koonfur Galbeed Maxamed Xasan Fiqi waxana Kulunkaasi Saxafada ay Ka exeed ,Dibad Joog Waxana ,
Markii ay Kulunkooda soo Dhamaadey ,waxa war Fidiyeenka u faa fahiyey waxayaabi ay kawada Hadleen isagoona Uu sheegey In Qof waliba wixii aboodo ay ku soo cawiyaan ,ayuuyiri
Imaashaha Hay ‘ada Unada Caduunka ayaa imaaneyaa Xili ay baaq yo Badan ay jeediyeen Maamulka koonfur galbeed Soomliya Tani ayaa Naqaneysaa baaqyadii jawaabaxooda.
Wa Wariye Feysal Dhayow Xuseen