Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed shariif xasan sheikh aadan oo maanta shir jaa’id ku qabtey magaalada caasimada ah ee muqdisho ayaa waxaa uu ka Hadley doorashadii shaley ka dhacdey muqdisho taa oo madaxweyne loogu doortey maxamed cabdulahi farmaajo
Shariif xasan sheikh aadan aya u hambalyeeyey farmaajo madaxweynaha la doortey
Waan soo dhaweyneynaa waana la shaqeyneynaa shacabka soomaaliyed waxaan ka codsaneyaa in ay garab istaagaan madaxweynaha cusub ee jamhuuriyada soomaliya maxamed cabdulahi farmaajo ayuu yiri shariif xasan sheikh aadan oo maanta muqdisho wariyasha kula Hadley
https://www.youtube.com/watch?v=VX2JJRlMvOw