Iyadoo Magalada Baydhabo Maalin waliba ay soo Gareyaan Qoosas farabadan ayaa waxana Booqdey mid Ka mid ah Kaamka Magalada Baydhabo oo Lagu MagaCabo ,Loo Goroor waxa degan Qoos Gaareya 70 qoos waxa ay ka soo Bara keceen Deganada Xoos Yimaada Magalada Baydhabo .
Yuusuf Sheekh Xuseen Wa Gudomiyaha Kaamka Loogoroor Waxaa iiga waramey Dadka Ku Nool kaamka Sida ay HalaDooda Noolala Leed ay Tahay iyo Deeganada ay Ka soo Bara Kaceen .
.shankoroon Ibraahim Waxa ay Ka mid thay Daka ay soo Barkicisey Abaarta watan iyadoo ka warameyso Waxa ay uga soo Barakacadey Deekooda .
Waxa isoo Barakiceyey Biyo Lacan aniga waxan ahaa Xaamilo waxa waayey waxan cabo iyo waxan cuno bihii wartii ku jirey waxaa ay noqeen kuwa lagu Geeriyoodo wan xanuunsadey waxa la ikeeney magalada Baydhabo waxana Caloshey ku Dhinte wiilkii waxa saasi ii sheegey Hooyo raxamo xasan oo ay ka mid exeed Daka ay soo Barkicisey abaarta .
https://www.youtube.com/watch?v=B6OeoyLrAQ8
Sidoo Kele waxan Mekoroofanka La dhahamerey Dadka sida ween ay U saameysey abaarta waxana ay ii shegeen in ay malintii laga yaabo in dabka ay ushidaan 2 Jeer waxana dowlada Dhexe iyo tan KGS, Iyo Hay โadah ay Ka codsadeen in la soo Gaaro Gurmad Deg Deg ah.
Joogis Malahan dadka ay soo Barakicineyso Abaarta waxan ay ;layihiin waxa la cuno iyo waxa lacabo taasi owgeed waxa ay usoo adeen meel ay Ka helaan waxa ay maalintii ay Quutaan iyaga iyo Qoos kooda .
Wariye Feysal dhayow Xuseen