Kulankan oo ah mid khamiis walba ay ku kulmaan goloaha waziirada koonfur galbeed ayaa waxaa shir gudoominayey kusimaha madaxweynaha ahna waziirka beeraha iyo waraabka maxamed xasan fiqi Waxaana looga Hadley kulana arimaha abaaraha amniga deegaanada koonfur galbed Sido kale golaha wasiirada waxaa ay soo hadal qaaden Ra,iisal wasaaraha cusub ee lamagacaabey xasan cali kheyre waxeyna ku sheegen mid u qalma xilka loo magacaabey ayna u hambalyeyen Kulanka oo saxaafada dibad jog ka aheyd ayaa waxaa markuu soo idlaadey waxaa war fidiyeenka la Hadley maxamed xasan fiqi wasiirka beeraha iyo waraabka ahna kusimaha madaxweynaha maamulka koonfur galbeed
https://www.youtube.com/watch?v=Z5YafoQE8hY