8 Marso waxaa ay Ku beeqan Tahay Malinta Haweenka Aduunka Munaasabad Lagu dabaal dageyey malintaasi ayaa <Manata ka Dhacadey Magalada Baydhbao waxana Ka soo Qeeb galey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Iyo Wazaiiro Katisarn Kgs iyo Haweenka Qeebo Xooda Kala Duwan Iyo martisharaf kale
Waxana Ugu Horeentii Halakaasi ka Hadley Gudoomiyah Haweenka Gobolka Bay Muraye Ibarahim Madeer Iyo Midka Degmada Baydhabo Xawo Sukur waxana ay U Hambaliyeen Haweenka Aduunka Gaar ahn Haweenka Somaliyeed .
Gaba Gabadii Munaasabda ayaa waxa ka Hadley Madaxaweyaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Adan Waxana uu Hambaliyo Boaagdeen ah U direy Haweenka Somaliyeed Gaar ahn Haweenka Deegnadan Koonfur Galbeed
Xafladan ayaa aheed Mid Siween Loo soo Qaban Qaabiyey iyadoona Ay Axeed Mid Loogu Hambaliyeyney Heenka Soomaliyeed Mansabadan aya ka Duwaneed Munasabadooyinkii Kele Oo lagu Qabaneyey Magalada Baydhabo .
https://www.youtube.com/watch?v=-XO9fdUQ1Nk
Wariye Feysal Dhayow Xuseen