Kulanka golaha wasiirada maamulka konfur galbeed somaliya oo Baydhabo Maanta Ka dhacay isla Markaana Shir Gudoominaayey Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh aadan ayaa waxaa lagu ansixiyey sharciyada dowladaha hoose
https://www.youtube.com/watch?v=DRhyA3IA4xc