lix iyo Toban Qooys oo dib uga soo noqday xerooyinka qaxootiga ee
Dhadhaab, ayaa cabasho ka muujiyay Balmadii ay la galeen Hay’adda
Qaramada midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR.
Waxay qooysaskan sheegeen in ay ka maqan tahay xuquuqdoodii muddo
Sideed bilood ah oo ay Baydhabo joogaan.