Munaasabada 15 may maalinta dhalinyarada Soomaaliyed ayaa manta lagu qabtay magaalada beledweyne ee xarunta gobolka hiiraan
Munasabada 15 May ayaa waxaa soo qaba qaabiyay Ururka dhalinyarada Gobolka Hiiraan iyo maamulka gobolka Hiiraan.
Munasabada ayaa waxaa lagu casubay Fanaaniin caan ah oo ka yimid magaalada Muqdisho ee casimada Soomaaliya.
Munasabada ayaa waxaa ka qeyb qaadanayay dhalinyarada magaalada Baledweyne ku nool, waxaana wajiyadooda ka dheheneysa sida aay ugu soo diyaar garoobeen xaflada lagu xusayo 15 May ee ah maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed SYL.
Hoos ka dhageyso: