Baydhabo-{WR}-Wafdi ay hogaamineyso Waziirada Dhalinyarada isbootiska ayaa soo gaartey Magaalada baydhabo marwo khadiijo mohamed Diiriye waxana safarkeeda ku wexelineyey waziiro ka tirsan maamul Goboleedyada dalkeena ka jira
waxana xafiiska madaxweynaha Dowlada goboleedka koonfur galbeed soomaaliya Ku qaabiley Kusimaha madaxweynaha ahan waziirka xubka dhista Dhagan Cilinta Tababarad maleeshiyaadka maamulka koonfur galbeed soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Maxamed xasan eelay ,waxana ay wadaqaateen Kulun sacadooyin badan qaatey .