Raggan Oo jooga maxaa Rooboow Qabashada xil Udiidya….,
Muusa suudi yalaxoow., Cabdiraxmaan Faroole., janaraal indha cade., Cabdi qaybdiid., Bara hiiraale., Axmed Madoobe., Moorgan., Gaas. Xaaf., Cumar cabdi rashiid Cc.c, iyo Sheekh shariif.,
Intuba waa hogaamiya Kooxeedyo dad badan Oo shacaba laayay Tusaale ahaan
1; Cabdiweli Cali Gaas wuxuu sabab U yahay dagaalada mudug kasoo noq noqda Oo ilaa hada taagan.
2; Xaaf sidoo kale waxa uu 17 sano haystay Garoonka lambar 50 iyo qaybo kamida shabeelada Hoose.
3;Axmed Madoobe waxa uu kasoo mid noqday 1 jabhada Raas-kambooni 2 maxakamadihii 3 xisbul-Islaam 4 allshabaab 5 maanta waa madaxwayne dagaaadii dhexmaray isga iyo Basto iyo bara hiiraale waxa ay sabab unoqdeen dhimashada kumanaan Qof.
4;Muuse suudi yalaxoow 17 sano ayuu ahaa hogaamiya kooxeed dadka madaafiicda ku tijaabiya hantidoodana dhaca.
5; Janaraal qaybdiid ilaa jabhadii UNC Ilaa Madaxwaynha Galmudug dad badan buu laynayay
6; C/faroole lagasoo bilaabo ikhwaanu muslimiin ilaa Puntland Dad buu laynayay
7; janaraal indha cade wax kale iska daaye waa ninka biyaha wabiga Koob ku miisay Oo dadka ka gaday
8; Moorgan ilaa 77 ilaa kismaayo saraakiil iyo shacaba wuu gumaaday,
9; bara hiiraale ilaa 77 ilaa 2006 dad badan buu gumaaday
10; sheekh Shariif Sheekh Axmed maxkamadihii ayuu usoo diriray markii dambena waxa uu Noqday madaxwayne
11; Ccc bada ayuu gatay kadib Ra’isul wusaarre ayuu soo noqday kadib madaxwayne ayuu utartamay hadana waa xildhibaan
11:, ban kaas nin qaarna xilal waawayn beey dalka kasoo qabteen qaarna hada ayeey ka hayaan maxay tahay farta ku godan sheekh Mukhtaar Roobow maahan inaan isku hayb nahay ama qaraabo Balse wax la wadaagno tan ugu qiima badan ayaan wadaagnaa Oo ah Soomaalinimo lkn arinta iswaydiinta ubaahan ayaa ah Mukhtaar Roobow ma lays dhihi karaa in lagu dhaho waa khalad maadama ay dalka madax ka yihiin ragii ugu waynaa Ee dalka soo bur buriyay Dadkiisiina dhameeyay tacab kii ay noo beereena ilaa maanta aan.hayno hadana madaxda noo ah
12;:Mukhtaar Roobow waxaa uu soo noqday maxkamidhii kadibna allshabaab markii danbena allshabaab seey wax uwadaan ayuu ka.biya diiday heer uu gaaray inuu dagaal lagalo godane iyo ragiisii ayuu dhank ii kale allshabaab iyo garabkii godane ay laayeen saraakiishii dabacsanaa Oo dhan Oo uu kamid yahay ibraahim afqaan abuu Mansuur all americi iyo Macalin Ibraahim Oo dhamaatood ka fikir duwanaa allshabaab ta Godane Ee arxanka Darnaa Mukhtaar waxa uu Xag uleeyahay in maqaam sare la geeyo waa nin istiraajiyad badan Oo dagaal yahana waa nin ka Shabaab ka xorayn kara Dalka ma mudana in lagu dhago asagoo dhiiga shubaya
Teeda kale shacabaka Soomaaliyeed iyo madaxdu mid ha ogaadaan hadii lagu dhago qofkii Shabaab kasoo baxa waxaad dhiiri galinaysaan inuusan jiri doonin qof allshabaab ah Oo iskaga soo baxa falalka xun xun ee ay allshabaab hayaan