Madaxtooyadda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Ayaa lagu kordhiyey Dhismooyin Cusub, kuwaasoo la filaayo in Xariga Laga Jaro Dhawaan.
dhismaayinkan Cusub ayaa waxay qiib ka yihiim waxqabadka Dowlad Goboleedka KG Somalia mudadii seddexda Sano Ee ay jirtey.
Madaxweynaha KG Somalia Shariif Xasan Sheekh Aaden ayaa dhawaan kormeerey Qiibaha ay ka kooban yihiin Dhismooyinka, isagoo doonaya in xarig jarka ku beego 17/11/2017 oo ku began sanad guuraada 3aad ee Jagada Madaxweyninimada KG Somalia.