munaasabadaan oo lagu celeemasaarayey malaaqa guud beesha jiroon maaq isaaq aadan xasan oo ka dhacaday degmada waajid ee gobalka bakool waxaa ka soo qabgalay mascuulinka tirsan maamulka degmada waadij ee gobalka bakkool odayaal dhaqameed haweenka xaafadaha degmada waajid ugu horeen gudoomiye kuxikeenka degmada waajid cadow aadan jidle odayaal dhaqameed ururada haweenka degmada waajid aay u hambaleyeey malaaq isaaq aadan xasan isaaq doolow iyo inuu yaha shaqsi u qalama xilka loo dhiibay
malaaq isaaq aadan xasan oo ka midnoqanayaa odayaasha dhaqanka KGS wuxuu balanqaaday in cadalad ku shaqayndooni
HOOS KA DAAWO MUQAALKA
wariye cali ilyaas warbaahinta wadaninews24 magaalada baydhabo