Baydhabo-Wadani News24)–kulankaan ay iskugu yimaadeen xildhibaanada baarlamaanka KGS waxaa logu dooday miisaniyada sanadkaan 2018 wasaarada maliyada kgs ay horkeenta baarlamaanka koonfur galbeed ayadoo ay shiri gudoominaayey gudoomiyaha baarlamaanka kgs cabdiqaadir shariif sheikhcune maye kulanka oo ahaa mid sacada dhoor ah qaatay ayaa waxaa su,aala lago waydiinayey wasiirka maliyada kgs cabdiraxmaan ibraahim aadan sete wasiirka maliyada konfur galbeed soomaaliya cabdiraxmaan ibraahim aadan sete wuxuu warfiyeenka ugu waramay rajada ay ka qabaan in la ansaxiyo misaniyada wasaarada maliyada ay horkeenta baarlamaanka koonfur galbeed soomaaliya
HOOS KA DAAWO MUQAALKA
Wariye cabdicasiis mahamed siriya warbaahinta wadaninews24 magalada baydhabo janaay