{WARSANRADIO} Waxaa Sii xoogeysanaya Khilaafka u Dhaxeeya xildhibaanada Baarlamaanka soomaliya iyagoo u kala jabey laba garab kuwo taageersan Gudoomiyaha Baarlamanka difaacayana Mooshina Laga Wado iyo kuwo Mooshin ka wada Gudoonka oo u diidan jawarey inuu sii hogaamiyo baarlamaanka soomaliya
Xildhibaanad Raabaca sheikh nuurow waxaa ay ka mid tahay xildhibaanada ka soo horjeda in mooshin laga keeno mudane jawaarey gudoomiyaha baarlamanka dalka waxey u waratey idaacada warsan ee baydhabo