{WARSANRADIO} Waxay luul Isaaq Aadan sheegtay in uu kulankaasi mid looga hadlay arimo badan oo ku saabsan dib u eegista Dastuurka qabyo qoraalka soomaaliya isla markaana laga soo saaray kulanka war murtiyeed si wada jir ah ay u ansixiyiin dhamaan qaybihii kala duwanaa ee ka socday Bulshada rayidka ee ka qayb gashay kulanka.