{WARSAN BAIDOA} Koloyadan gaadiidka ahaaa yaa kolkii hore waxaa ay alaab amisom uga keeneen magaalada muqdisho balse illaa waqtigaas waxaa ay kuxareys naayen xarunta amisom ee baydhabo
Inta ay kusocdeen wadada dheer ee xiriirisa magaalooyinka baydhabo iyo deegaanka leego waxaa ay ciidan kan huwanka ah u suurowdey iney wadada ka saaraan dhowr miinooo al shabaab dhulka kuaasen duuneyeen ainey la eegtaan koloyada nsida uu sheegey c/raxmaan dheere taliyihii ciidanka hogaaminaayey
Ciidan ka ayaa markeygaareen deegaanka leego waxaa ay halkaasi mar kale ka sookaxeeyeen gadiid kale ee baydhabo u soo socdey halka kuwiihore ee ay geeyeen meeshana
Ciidan ka amisom ay u siigalbiyeen magaalada muqdisho
Al shabaab ay intabadan waxaa ay wadada u galaan gadiidka xamuulka ah ee ciidamada alaabaha u soo qaada taasi ayaana keentey in koloyadan mudo ay joogaan baydhabo