{WARSANRADIO}Lataliyaha Madaxweynaha K.G.S dhanka Amniga iyo Arimaha Bulshada Cabdulaahi Maxamed Idiris Lesto oo dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo ayaa ka hadlaya rimodhowr ah oo ay ka mid yihiin Dowlada dhexe iyo siyaasadeeda ku aadan Dowlad Goboleed yada, arimaha ka dhexjira Maamul Goboleedka gal mudug, iyo Maamul Goboleedka Koofur Galbeed.
Dowlad Goboleedka K.G.s ayaa Lesto xusay in uu yahay Maamul Goboleedka kaliya ee Golayaashiisa Dowladda lagusooxulay hanaanhu fan oo dimoqraadiyad ku salaysan oo ay iskaarkaan dhammaan qabaa’ilada wadadega K.G.S isla markaan adhexdiisa uu sankajirin buuqsiyaasadeed sidaMaamulada kale ee Dalka.