Baydhabo Somaliya{WMN}- Gudoomiyaha gudiga doorashada ayaa shaki la’aan qiray in aysan jiri doonin wax dib u dhac danbe oo laga filayo in ay ku timaaddo Doorashada, gudiga iyo 15 xubnood ee uu isaga gudoomiyaha u yahay ku dadaali doonaan in ay mudadaasi doorashada markale dib uga dhicin.