Baydhabo Soomaaliya-{WMN}iyadoona manta qaar ka mid ah Wasiirada maamulka Koonfur Galbeed su,aalo lagu weydiinayay,waxaana su,aalaha weydiinayay wasiirada shacab kazoo qeyub galey.
Wasiirada kal ah wasiirka xaananada xoolaha dhirta iyo daaqa tamarta iyo biyaha ganacsiga maareynta iyo masiiboyinka
Qaar ka mid ah Wasiirada ayaa inta su,aalaha la weydiinn waxaa ay ka hadleen wax qabadkoodii mudada ay shaqeynayeen.
Dadweynaha kasoo qeyb galey barnaamijka isla xisaabtanka ayaa su,aalahooda kaweydiinaayay Wasiirada
Markii oo soodhamaaday kulankii manta waxaa Warfideenada lahadlay Wasiirka Warfaaafinta kgs Ogaas Xasan .