Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Habeenimo ee Idaacada Warsan Waxaa Soo Saaray Maxamed C/raxman(Maleele)Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye Maxamud Cali [Gaab Shaa]
January 2020
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Dib-u-eegis Lagu Sameeyay Sharciga La-dagaallanka Burcad-badeedda Iyo Ka Hor-tagga Afduubka
by Warsan Radio January 23, 2020Muqdisho, Khamiis, Janaayo 23, 2020— Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen dib-u-eegis lagu sameeyay Sharciga La-dagaallanka Burcad-badeedda iyo ka-hor-tagga…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso+Sawiro:-Doorashada Gudoomiyaha iyo Gudomiya ku xigeenka Degmada Diin soor
by Warsan Radio January 22, 2020Baydhabo-{WMN}-Abdisalaan Haji Siidow Mohamed Abdisalan Diyar iyo Aweys Sheikh Ibraahim ayaa ku kala guuleystay Guddoomiyaha Degmada Diinsor iyo guddoomiye ku xigeenka degmada afarta sano ee soo socta doorasho manta ka…
-
Baydhabo{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Bilaal hilaal hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilaal Hilaal Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was last modified:…
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Khayre Iyo Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Ee Mareykanka Oo Kulan Ku Yeeshay Muqdisho
by Warsan Radio January 22, 2020Muqdisho, Arbaco, Janaayo 22, 2020—Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee arrimaha Afrika, Tibor P. Nagy. Kulanka ayaa looga…
-
WARARKA MAANTA
SAWIRRO:Kormeeraha Waxbarashada gobolka Bakool oo booqday Iskuuladii dhawaan Manhajka cusub lagaarsiiyey
by ATEERA January 22, 2020Wasaaradda Waxbarashada Maamul Goboleedka Koofur galbeed iyo Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka ayaa iska kashanaya dardar gelinta sidi loogu wacyigalin laha da’yarta aadista goobaha waxbarasha. Kormeeraha Wasaaradda Waxbarashada gobolka Bakool Cabdullaahi…
-
WARARKA MAANTA
SAWIRRO:Kormeeraha Waxbarashada gobolka Bakool oo booqday Iskuuladii dhawaan Manhajka cusub lagaarsiiyey
by ATEERA January 22, 2020Xaruunta maxkamada degmada Xuddur ayaa masuuliyiinta maamulka iyo Ururad bulshada rayidka degmada xuddur iskaashanaya ayaa maantay ka qaybgalay dhismaha xaruunta maxkamada degmada Xuddur. Guddoomiyaha gobolka Bakool ,odayaasha dhaqanka iyo Ururada…
-
WARARKII MAANTA
Sawiro: Arnaud Laloum Wakiilada Qaramada madoobey uqaabilsan KG Oo Kahadlay Doorashada Xildhibaanada KG.
by ATEERA January 22, 2020Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed Mudane Abdukadir Sharif Sheekhuna Maye, ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Qaramada Mdoobey uqaabilsan Koonfur Galbeed Arnaud Laloum.…
-
WARARKA MAANTA
Akhriso+Sawiro:-Ra’iisul Wasaare Khayre, Safiirrada Turkiga iyo Qatar, maamulaha Shirkadda Enez iyo Taliyaasha Ciidanka oo Kulan Ka Yeeshay Dardar Gelinta Mashuurca Dhismaha Wadada Muqdisho Iyo Afgooye
by Warsan Radio January 21, 2020Muqdisho, Talaado, Janaayo 21, 2020—Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay safiirrada dalalka Turkiga iyo Qatar, maamulaha Shirkadda Enez iyo taliyaasha booliiska…

