Baydhabo Somaliya-{WMN}-Warkeeni Fidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamed C/Raxman Cabdule {Maleele] hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Khaalid Cabdi Ibraahim Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
January 2020
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warka Habeenimo ee Idaacada Warsan Waxaa Soo Saaray Maxamed C/raxman(Maleele)Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye Maxamud Cali [Gaab Shaa] Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan was last modified: January…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Baydhabo(WMN)-Maamulka Degmada Baydhabo, laamaha dowlada hoose ee Baydhabo iyo gudoomiyaasha tobanka xaafadood ee Degmada Baydhabo ayaa waxay kordhiyeen shaqooyinkii ay horey kaqabanayeen taasi oo ah soo celinta nadaafada iyo bilicda…
Baydhabo(WMN)_Xaley ayey ahayd kadib markii guri kuyaal xaafada Onodka ee magaalada baydhabo dab qabsadey taasoo sababtey dhimashada aabe iyo laba caruur ah oo uu dhaley islamarkaana sidookale sababey khasaare hantiyadeed.…









