Dowladd Goboleedka HirShabelle waxay Hakisay duulimaadyada Rayidka ah ee soo aada Magaalooyinka Dowlad Goboleedka HirShabelle, waxaana warqad ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare lagu yiri.
โDuulimaad gaar ah oo aan fasax heysan Lagama ogolaan doono in ey isticmaalaan garoomadda Diyaaradaha HirShabeelle.