Waxaa idaacada warsan ee magaalada baydhabo qabatay dood ku saabsan saameynta Corona virus uu ku yeeshey nolosha bulshada Magaalada Baydhabo. Dooda waxaa ka qeyb galay dadka ganacsiyada yar yar ku leh magaalada iyo qaar ka mid ah bulshada ee noloshooda aadka u saameysey.