Barnaamijkii 7 aad ee xaaladaha barakacaaysha waxaan todobaadkan uga hadalney Adeegyadii Hay’ada SOS ay u qaban jirtey Barakacayasha Baydhabo oo adeegyadii Caafimaad qaarkood Istaagey waa sidee Noloshooda, maxaa iska bedeley?
martida Dooda Barnaamijka waxay ahaayeen
1-Daahir Mayow Muqtaar oo ka mid ah Madaxda SOS ee Baydhabo
2-Shariif Samow Cali oo ka soctey Kaamka Aboosharow 1
3-Xabiibo Maxamed Nuur oo k asoctey Kaamka Xanaano 1
4-Shamso Nishow Ciise oo ayadana ka soctey kaamka ADC 2
Kaamamka ADC 2, Aboosharow 1 iyo Xanaano 1 waxay kamid yihiin kaamak ku dhaxyaala Xaruumaha Caafimaad ee SOS ee ugu talagashay dhamaan xerooyinka Barakacaaysha Baydhabo in ay ka helaan Adeeg Caafimaad Covid 19 dartiis ayaa sababtey in Albaabada la isku laabo.