Hoos ka dhageyso dood ku saabsan muhiimada waxbarashada ay leedahay iyo dhibaatooyinka lagala kulmo jahliga.
Barnaamijka waxa daadihinayey Wariye Muqtaar Sheekh Aadan (Dalmar) waxaana marti ku ahaa Waalidiin,qaar ka mid ah Ardada wax ka barata iskuulada Magaalada Baydhabo iyo Macalimiin.