War kasoo baxay Xarakada Al Shabaab ayaa lagu shaaciyay in beri oo sabti ah ay tahay maalin ciid ah , waxaana Al Shabaab sheegeen in deegaano dhoor ah oo kuyaala…
2020
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ugu hambalyeeyay dhammaan ummadda Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga ayaa Alle ka baryey in uu naga aqbalo soonkii iyo cibaadadii…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni ayaa caawo shaqada ka eryay wasiirro iyo ku xigeeno katirsanaa golihiisa wasiiradda, isagoo kuwa kale ku bedelay. Qoraal kasoo baxay xafiiska madaxtooyada Puntland,…
Shabakada Warbaahinta Warsan waxay ummada Muslimiinta gaar ahaan Soomaalida ugu hambalyayneysa Ciidul Fidriga. Waxaan Ilaaheey ka baryaynaa inuu soonkeenii naga aqbalo islamarkaana uu sannadka xiga nagu gaarsiiyo caafimaad iyo baraare.…
QM Waxay Dhamaan Dadka Soomaaliyeed u Rajeynaysaa Ciidul-Fitri Nabdoon oo Xasiloon
Muqdisho, 23 Maajo 2020 – Bahda Qaramada Midoobay ee ka hawlgasha Soomaaliya waxay dhamaan dadka Soomaaliyeed u direysaa hambalyo diiran oo ku aaddan munaasabadda Ciidda Soon-fur ee Ciidul-Fitriga. “Qaramada Midoobay waxay u…
Wasiirkii degaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Puntland, Dr. Ismaaciil Diiriye Gamadiid ayaa saaka ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Marxuumka ayaa maalmihii la soo dhaaday xanuunsanayay, ka dib markii uu haleelay cudurka…









