Habeenkii u dambeeyey ee tartan aqooneedka warsan oo caawa dhacay aya caawa waxa kaalinta koowad soo gashey Deegaanka Dooynuunay A oo Finalka Caawa ka badisey isla deeegaanka Dooynuunay B.kaalinta sedexaad…
Yearly Archives
2020
Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa shaacisay natiijada dad looga shakisnaa Cudurka Coronavirus,balse laga baaray,kuwaas oo Wasaaradu sheegtay in qaarkood laga helay Cudurka. Qoraal kasoo baxay Guddiga wacyigelinta iyo xakameynta…
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa khudbadda uu ka dhagaystay ergayga UNka James Swan iyo ergayga Midowga Africa Francisco Madeira horumarka laga sameeyey ansixinta sharciga doorashooyinka iyo hawlgalladii ciidanka ee…
Image copyrightAFPImage captionRamzan Kadyrov, 43 jirka hogaamiya Chechnya Hogaamiyaha Chechnya, Ramzan Kadyrov, ayaa cisbitaal la dhigay isagoo looga shakisan yahay inuu qaaday Fayraska Korona, sida ay sheegtay warbaahinta Ruushka. Waxaa…









