Kulankii ugu dambeeyey ee semi-finalka tartan aqooneedka radio warsan ayaa caawa waxa isku arkey Xaafadaha Dooynuunay A iyo Bardaale A.xaafad walba waxey ku hardameysey in ay Finalka iska soo xaadireyo.Dooynuunay 12…
Yearly Archives
2020
Wasiirka Cadaaladda Puntland Cawil Sheekh Xaamud ayaa sheegay in la mamnuucay in salaadda Ciidda lagu dukado Masaajidada ku yaala deegaanada Puntland, si looga hortago faafitaanka cudurka Coronavirus. Wasiirka oo warbaahinta…
Guddiga Wadajirka ee dhameystirka sharciga doorashooyinka oo muddo hal isbuuc loo qabtay
written by Admin
Guddiga wadajirka Baarlamaanka ee dhameystirka habraacyada sharciga doorashooyinka ayaa shalay warbixin ka siiyay Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka howlihii guddiga u qabsoomay. Ibraahim Isaaq Yarow oo ah Guddoomiyaha Guddigan…









