Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa ay ku waramayaan in ciidamada Jubbaland ay weerar ku qaadeen dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab oo isku uriursanayey meel Dhoobley u jirta ilaa…
Yearly Archives
2020
Guddoomiyaha aqalka sare oo magacaabay guddigii xal uraadinta khilaafka u dhexeeya DFS iyo maamul goboleedyada
written by HAJI
Guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa magacaabay guddi isku keena madaxda dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada iyo qabsoomida shirka wadatashiga Arimaha doorashooyinka 2020 .2021. Xubnaha…
Madaxweynihii hore ee soomaaliya ahna Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Shariif Sheekh Axmed ayaa soo dhoweeyay Guddiga uu magacaabay Guddoomiyaha Aqalla sare, kaasi oo bilaabaya isu keenida Madaxda dowladda Federaalka iyo…









